Hoyga
Fariinta Madaxweynaha
Ku Saabsan
Kulliyaddaha
Machadyada
Koleejooyinka
Ogolaansho
Barafasoorada
Cilmi-Baarista
Internet Links
Wararka
Caawin Dhaqaalo
Emailka Ardayga
Maktabadda Jaamacadda
Shaqooyinka
e-mail me

 


 

Ogolaanshaha Waxyaabaha Ardayda laga Rabo

Ardayda ka soo qalinjabisay dugsiyada sare ee dalka Soomaaliya waxay samayn doonaan imtixaanka Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya kuwaasoo laga rabo inay ku baasaan ugu yaraan buundooyinka 3.0 iyo wixii ka badan


(1) Shahaadadii Asalka Ahayd ee Dugsi-sare
(2) Warqada Dhalashada
(3) Shahaadada Asluub Wannaaga
(4) 12 Sawir (6 x 4) cm.
(5) Codsi Dhammaystiran.
(6) Lacag La'aan.
(7) Ku baasida Imtixaan Qoraal Iyo Hadalba.

Ardayda Caalamiha

1. Waxaa waajib ku ah inay ku hadlaan Af-Soomaaliga

2. Waa inay haystaan kaarka caafimaadka

3. Waa inay Laanta Socdaalka Ee Soomaaliya ka haystaan Fiiso/Dalku-joog

 

 

 

 


 

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay kuu haysaa waxbarasho iyo tacliin-sare taasoo ku salaysan manhajla qaranka iyo manhajyadda addunyaddaba, waxayna guddoonsiisaa Shahaadooyinka  sida heerka koowaad, heerka labaad iyo heerka ugu dembeeya ee shahaado jaamacaddeed. 

Ardayda rabta inay diyaariyaan Shahaadooyinka Jaamacaddeed ee heerka labaad MA, MS, MBA iyo heerka ugu dembeeya ee Jaamacaddeed PhD waxaa laga rabaa inay haystaan Shahaadda  heerka koowaad ee Jaamacaddeed sida BA, BS, iyo wixii lamid ah

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay bixisaa maaddooyin cilmi-baaris iyo shahaado sharaf ay ugu tallagashay inay ku abaalmariso dadka ku guulaysta cilmi-baaristooda iyo hawlaha ay u qabtaan Ummadda Soomaaliyeed