Hoyga
Fariinta Madaxweynaha
Ku Saabsan
Kulliyaddaha
Machadyada
Koleejooyinka
Ogolaansho
Barafasoorada
Cilmi-Baarista
Internet Links
Wararka
Caawin Dhaqaalo
Emailka Ardayga
Maktabadda Jaamacadda
Shaqooyinka
e-mail me

 


 

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay kamid tahay Jaamacaddaha Qaranka Soomaaliya ee laga barto tacliinta-sare taasoo hormarinaysa aqoonta bulshada Soomaaliyeed Iyo Horumarka Aqoonta dalka Soomaaliya midaasoo ay ka faa-iideysan doonaan jiilal badan.  Jaamacadda Qaranka Ee Soomaaliya waxaa aasaasay Dr. Badal Kaariye Iyo Prof. Xusseen Xassan taariikhda marka ay ahyad Jibril 1dii Janaayo, 2009.

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waa Jaamacadda lacag la'aan lagu dhigto, waxaana maalgeliya Dowladda Soomaaliya, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuquraadiga Ee Soomaaliya ayaa waxuu xaq u leeyahay inuu soo doorto Madaxweynaha Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya. Madaxweynaha Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxuu soo dooran karraa Guddoomiyaha Guddiga Jaamcaddda Qaran Ee Soomaaliya.

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay ka kooban tahay Kulliyaddo, Machadyo Iyo Koleejooyin kuwaasoo laga barto culuunta kala duwan;

 Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay wax kugu baraysaa hannaanka cusub ee ku qaadashada casharada maaddiga khadka Internetka adigoo awood u leh in aad barato wixii aad doonayso iyo marka aad rabto.

Qofkasta ama Arday walba oo Soomaali ah kaasoo dhammeeyey waxbarashadda dugsiga sare ayaa ku soo biiri karra waliba anagoo imtixaanka ka qaadi doona ardaygaas raba inuu ku soo biiro Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya.

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay imtixaanka ku qaadaa si caadiga ah qolalka casharadda iyo waliba hannanka khadka internetka.

Anigoo ah Madaxweynaha Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxaa idin ku soo soo dhawaynayaa ardayda jecel inay sii wataan waxbarashadooda gacmo-furan iyo waxbarasho hufan oo ay kaa bixin doonto Dowladdaad!

Rajo Wacan,

Prof. Dr. Badal W. Kariye BA, BSIT, MA, MBA & PhD

Madaxweynah Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya 

 

 

 


 

Nidaamka Doorashada Madaxweynaha Jaamacadda

Madaxweynaha Jaamacadda waxaa dooran karra Madaxweynaha Qaranka Soomaaliya, Madaxa Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxuu si joogta ah ula shaqayn doonaa Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta-Sare 

Hawlaha Iyo Awoodaha Madaxweynaha Jamaacadda Qaran Ee Soomaaliya

1. Inuu hoggaamiyo Guddiga Jaamacaadda isla-markaasna ka shaqeeyo horumarka Jaamacadda

2. Inuu ka caawiyo shay kasta Guddiga Jaamacadda iyo Wixii la xiriira Jaamacadda

3. Guddoomiyo Dhaqaalaha Jaamacadda Iyo Dayactirka