Hoyga
Fariinta Madaxweynaha
Ku Saabsan
Kulliyaddaha
Machadyada
Koleejooyinka
Ogolaansho
Barafasoorada
Cilmi-Baarista
Internet Links
Wararka
Caawin Dhaqaalo
Emailka Ardayga
Maktabadda Jaamacadda
Shaqooyinka
e-mail me

 


 

Dhaqaalaha Waxbarashadda Iyo Caafimaadka Ardayga waxaa bixinaysa Dowladdda Jamhuuriyadda Dimuquraadiga Ee Soomaaliya taasoo waligeed horey u bixin jirta qarashka waxbarashadda ubadka dalka Soomaaliya. Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare ee dalka ka xulataa kuwa keena buundooyin wannaagsan waliba ayadoo dib imtixaan looga qaadi doono ardaydaas wax ka baran doonta Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya.

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay idiin sheegaysaa inay u furan tahay qofkasto oo ku baasa imtixaanka Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya kaasoo ay Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya sidii doonto fursad aad u qaali ah oo aynan ka heli dalka gudihiisa muddooyin badan oo la soo dhaafay.

Jaamacadda Qaran Ee Soomaaliya waxay gacmo-fur ku soo dhawaynaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed Iyo ciddii rabta inay wax ku barato lacag la'aan.